(Sawirro) Taliyaha Booliska DF oo Baydhabo gaaray, kana hadlay ujeedka safarkiisa

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo ah saraakiil sare oo ka tirsan taliska dhexe ee Booliska ayaa gaaray maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koofur galbeed, iyagoo halkaasi u tagay qiimaynta amniga deegaanada maamulkaas iyo baahiyaha Booliska. Jeneraal Xijaar waxa uu sheegay in … Continue reading (Sawirro) Taliyaha Booliska DF oo Baydhabo gaaray, kana hadlay ujeedka safarkiisa